Rooble oo Telfoon kula hadlay Cali Guudlaawe kana hadlay Xil ka qaadistii uu sameeyay

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay xil kaqaadistii lagu sameeyay guddoomiyihii giddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle Axmed Xasan Diini. Waxa uu sidoo kale Rooble hambalyo u diray Maxamed Xuseen Maxamed oo xubin ka noqday guddiga doorashada Hirshabelle, waxa uuna faray guddiga doorashada in ay ku shaqeeyaan habraacyada iyo heshiisyada … Continue reading Rooble oo Telfoon kula hadlay Cali Guudlaawe kana hadlay Xil ka qaadistii uu sameeyay